aal
Qaabnax: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb
Macnaha:
- Aashay, -aa, -iis iwm: si aan degdeg iyo fudayd toona ku jirin; aayar, tartiib, qunyar. Tusaale. “Ciise aashiis buu hadlaa”.
- aal²: 1. (f.g) Wax meel go'an ku sugnaansho. 2. (f.mg) Ka a.: fal ku dhaqaaqiddiisa deyn. ld ool², oollow
Lamidka: aayar, tartiib, qunyar

