qurbidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qurub².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qurubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:Gabal yar.(nax.) Macag caam ah oo tilmaama curiyeyaal aan lahayn micno u gaar ah marka ay keligoodu yihiin, waxayse qayb weyn ka qaataan xagga dhismaha weerta, waxaana ka mid ah: “ma” oo ah q. diidmo; “baa”/”ayaa”, “aa” oo ah q. diiradeed magac; “waa” oo ah q. diiradeed fal; “ma”, “miyaa” oo ah q. weyddiimeed.Wax cadcad yaryar ka dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0