qurdudumsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg qurdudumso. ld qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qurdudumsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Wax adag ilka ku burbursasho. ld qurdujubso, qurjujubso, qurjujumso, qururumso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qurdudumsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qurdudumsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qurdudumsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qurdudumsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qurjujubsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qurdudumsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00