qurjujubsasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld qurdudumsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qurdudumsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qurdudumso. ld qurdudumsad, qurdudumsi, qurjujubsad, qurjujubsash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur