qurus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld qursi.

qursi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro. 2. ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.