qursiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Weel yar oo qori ka samaysan oo badarka iwm lagu cabbiro. 2. ld qurus. In cunto ah oo qof hal mar la siiyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
qurusQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld qursi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00