qushaashQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wasakh. 2. Qashqashaad.Cid qashqashid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
wasakhQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Uskag; dhusuq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
qashqashaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld khashkhashaad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00