qushaashid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg qushaash².

qushaash

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Wasakh. 2. Qashqashaad.
  2. Cid qashqashid.