qusurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Q. ah: ceel, war, durdur iwm oo hoos u dheer; mool.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
moolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:Meel biyo fadhiyaan oo dhulkii aan la gaari karin ama aad u fogyahay; qusur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0