garbo
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Xiddigaha dallaallida u horreeya oo u dhexeeya dirirka iyo bayaxawd.
- Meel godan oo biyo ku jiraan oo qusur ah oo ay sameeyaan biyaha kor ka soo dhaca; galxiddigaal.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: