quudasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg quudo. ld quudad.

quudo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-uutay, -uudatay)

Macnaha:

  1. Nafley cunto cunid.

quudad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld quudasho.