cun

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Macnaha:

  1. 1. Cunto quudasho. 2. Qaniinyo wax ku yeelid. 3. Cayayaan, nafley dhiig ka jaqid. 4. Cid il wax ku yeelid. 5. Ciyaar turub haad, haad kale oo ka adag ku qaadasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur