raabsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:1. Xoolo wax calalin; baryaqaadid. 2. Dad wax calalin. ld raamso. Lamidka: baryaqaadidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
baryaqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg baryaqaad². ld baryaqaad¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
raamsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:ld raabso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0