raamso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld raabso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raabso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo wax calalin; baryaqaadid. 2. Dad wax calalin. ld raamso.

Lamidka: baryaqaadid

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur