raaciye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dad waddan ku wada nool inta maamulka haysa mooyaane inta kale oo la xukumo; shacbi. 2. Dad inta aan ciidan ahayn; rayid. ld raaciyad.

Lamidka: raaciyad, rayid, shacbi

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raaciyad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld raaciye.

Lamidka: raaciye

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

rayid

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. 1. Shacbiweynaha aan askarta ahayn. 2. Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn. ld rayad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

shacbi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld shacab.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur