shacbiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld shacab.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
shacabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(shucuub, m.dh) 1. Dadweyne; ummad. 2. Qar badda dhexdeeda ku yaal. ld shacbi, shicib.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0