raacsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raacsan. ld raacsa-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raacsan

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. 1. Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho. 2. Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho. 3. Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur