raacsan
Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
- 1. Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho. 2. Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho. 3. Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

