raacsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld raaci.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raaci

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax socda wax kale ku darid. 2. Xoolo cid ilaalisa u yeelid. 3. Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii.

Lamidka: raacsii

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur