Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg raaci. ld raacis, raacsiin.
Lamidka: raaci, raacis, raacsiin
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
1. Wax socda wax kale ku darid. 2. Xoolo cid ilaalisa u yeelid. 3. Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii.
Lamidka: raacsii
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur