raadganQaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1Isrogrogga: (-gamay, -gantay; -gami)Macnaha:ld raadqaad.
raadqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo. 2. Sixir.1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.