raadgoobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad-goobid.1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0