raadgoobid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raadgoob². ld raadgoob¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raadgoob

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad-goobid.
  2. 1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur