raadgur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld raadgurid. Doonidda wax maqan meesha uu maray. 2. ld raadgurid. Baaridda arrin iyada oo la eegayo sidii ay u dhacday. 3. Tuug wax qaaday si uusan ula fogaan sixir lagu sameeyo.
  2. 1. Wax maqan meesha uu maray doonid. 2. Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raadgurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raadgur². ld raadgur¹ (1,2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur