raadguridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg raadgur². ld raadgur¹ (1,2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raadgurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. ld raadgurid. Doonidda wax maqan meesha uu maray. 2. ld raadgurid. Baaridda arrin iyada oo la eegayo sidii ay u dhacday. 3. Tuug wax qaaday si uusan ula fogaan sixir lagu sameeyo.1. Wax maqan meesha uu maray doonid. 2. Tuug si uu u soo celiyo wixii uu qaaday sixrid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0