raadqaadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg raadqaad. ld raad-gamid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
raadqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo. 2. Sixir.1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00