raafQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-faf, m.l)Macnaha:1. Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood. 2. Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.1. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin.