raaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-faf, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood. 2. Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal.
  2. 1. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

qafaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Si xoog ah oo cid loo kaxeeyo si dano laga lahaa loogu fushado. 2. Meel dhir lahayd oo la baneeyo si beer looga dhigto.
  2. 1. Cid xoog ku kaxayn si dan laga lahaa loogu fusho. 2. Meel dhir ka bannayn si beer looga dhigo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur