raasowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.