raasow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.

raansow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld raasow.