raawiQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:1. (f.g) Bir si ay u simanto garaacid. 2. (f.mg) Si isla helid ah sacab u tumid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0