raawisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld raawin; ld raawisid(2).Mindi iwm gabowday oo aan wax goyn karin. ld saawir.Gaadiid-badeed majare u toosin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
raawinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg raawi. ld raawis¹ (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
saawirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-ro, m.l)Macnaha:Wax kasta oo la sharaysto.S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0