saawir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ro, m.l)

Macnaha:

  1. Wax kasta oo la sharaysto.
  2. S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.