raaxayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raaxee. ld raaxo (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

raaxee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)

Macnaha:

  1. 1. U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin. 2. U r.: qof niyaddiisa farxad gelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur