raaxeeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-xeeyay, -xaysay)Macnaha:1. U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin. 2. U r.: qof niyaddiisa farxad gelin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0