raaxayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Nolol raaxo leh ku noolaansho. 2. Nasasho; daaltirasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nasasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naso. ld nasad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daaltirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daaltiro. ld daaltirad.