raddin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg raddi. ld raddiyid.

raddi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Markhaati burin. 2. Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.

raddiyid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld raddin.