raddiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha: 1. Markhaati burin. 2. Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.