radeebQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. radeebid. 1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.