radeeb
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn. 2. radeebid.
- 1. Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho. 2. Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

