radinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg radi².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
radiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna.Badar si uu u jilco biya la dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0