radi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna.
  2. Badar si uu u jilco biya la dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur