rahaamadidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg rahaamad³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
rahaamadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay. ld rahan².(dhaq.) Lacag, dahab, guri ama dhul rahan ahaan loo dhigo marka bangi ama cid kale laga qaadanayo dayn. Haddii deynqaatuhu bixin waayo lacagta uu qaatay amaah-bixiyaha waxaa, si sharci ahaan lagu wareejinayaa rahaamadda.Cid wax amaahatay damaanad dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00