rakeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Rah. 2. Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rahQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:(c.nafl.) Berribiyood aan lahayn dabo, leh laba lugood oo ka dhaadheer kuwa hore, boodboodka ku socda, marka uu biyo ku dhex jirana sameeya dhawaaq badan, xubno cad oo adagna qawlallada ku yeesha. ld rake.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0