rah

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Berribiyood aan lahayn dabo, leh laba lugood oo ka dhaadheer kuwa hore, boodboodka ku socda, marka uu biyo ku dhex jirana sameeya dhawaaq badan, xubno cad oo adagna qawlallada ku yeesha. ld rake.

rake

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Rah. 2. Xayawaan yar oo walada u eg oo had iyo jeer dabada kor u taaga; dabariyoodle.