rasayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg rasee. ld rasays.

rasee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-seeyay, -saysay)

Macnaha:

  1. Alaab si habaysan isu dul saarid.

rasays

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld rasayn.