raxanreeb

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed quwaax gaaban leh qodxo dhaadheer oo xooggan, diir cad iyo xanjo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur