dhirindhir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Geed-quwaax ay raxanreebta isku bah yihiin oo leh qodax dhumuc weyn oo dheer iyo dheecaan dhammaajo ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur