raxli
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha:
- Laba loox oo xalleefyo ah oo mar la isgelin karo marna la kala bixin karo, oo kitaabbada dusha laga saaro marka la akhrinayo. ld rixli.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

