rayiisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha: Meel u furan in timaha lagu jaro ama lagu habeeyo; baarbiyeeri. ld rayiisle (2).